Ticker

6/recent/ticker-posts

waa kuma dirisle

 yuuw yahay dirisle waa kuma  dirisle muxuu sameeyaa   magaciisa dhabta ah waa  cabdirizaq cabdi.


wuu sogalay social medie 2017 wuxuu kudhashay doylad gobaleedka somali galbeed  jigjiga ee itobiya
 dirisle waa youtuberska somalida waa youtubka loo gu jecel yahay 

waa youtuber kali ee somali youtubeka ku dhax ganacsado 
 



wuxuu shegay inuuw youtube aan usoo galain dadka badan ayaa hadda youtubka usoo galaan kalin inaay lacag kasameeyen 
balse ay tahay taasi qalad 




  warbaahinta bulshada iyo youtuber dirisle wuxuu ku dhashay Abriil 9, 1998 magaalada  jigjiga

 dirisle magaciisa dhabta ah waa  cabdirazak cabdi. Aabihiisa magaciisa waa cabdi   

dirisle wuxuu markii ugu horreysay soo galay adduunka Youtube isagoo baaray qalabka kombiyuutarka iyo  reactionka



dirisle, oo helay fursad uu ku noqdo magac caan ah muddo gaaban


yaa waye dirsle  waxaan umaleynayaa inaad heshay jawaabta


Post a Comment

0 Comments